DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Addis Ababa

Ugu yaraan 14 qof oo carruur ah ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, fiidnimadan. Sida ay sheegeen Booliska dalkaas.

Dhanka kale Hey’adda Sirdoonka dalkaas ayaa sheegtey in ay qabatay 14 qof oo ay ku eedaysay in ay ka tirsan yihiin ururrada Al-shabaab iyo Daacish.

Wararka kusoo kordha kala socda Awdiinle Online