Sida ay sheegayaan macluumaad laga helay dalka Eritrea dhawaaqa qaraxyo ayaa laga maqlay garoon diyaaradeed oo kuyaala gudaha magaalada Casmara.
Saacad kahor TPLF ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsan doonto Casmara, ka dibna weerarkan ayaa la maqlay, waxaana warar sheegayaan in Gantaal ku dhacay Runwayga diyaaradaha.
Casmara ayaa kuhanjabtay saacad kahor in ay gubi doonto dhammaan saldhigyada TPLF, Haddii aysan joojin daandaansiga, hadda xaaladda ayaa xabad gaartay.