Kulan Muqdisho ugu socda Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Shariif

Musharax Madaxweyne Xassan Calli Kheyre ayaa caawa kulan la leh  Gudoomiyaha xisbiga UBD ahne MD hore muddane Sheek Shariif Seekh Ahmed.

Kulanka ayaa loogu gogal xaarayaa kulanka weyn ee saacdaha soo aadan Mushatixiinta Madaxweynaha kaga furmi doono Magaalada Muqdisho .

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa ay uga hadlayaan Arrimaha doorashooyinka gaar ahaan Guddiyada doorashooyinka oo musharixiinta ay sheegeen laga oo xulay Hay’adda NISA iyo Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya.