Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday Taliyaha NISA

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo caawa ka Qeyb galaya Kulan su’aala Waydiin ah ayaa si Kulul u Eedeeyay Taliyaha NISA Fahad yaasiin.

Xasan Shiikh ayaa Yiri “Fahad yaasiin waxuu Dumiyay Madaxtooyada Soomaaliya, Nabad sugida, Boliiska iyo Siyaasadii dalka, Laakiin waxa Hadda ay ka Shirayaan Musharaxiinta ayaa ah in Siyaasadii dalka La dumiyo.

Xasan Sheekh ayaa waxaa uu kamid yahay musharixiinta mucaaradka, waxaana uu aad u dhaliilay Siyaasadda dowladdda Madaxweyne Farmaajo.