Dowladda oo ka hadashay qarixii ka dhacay Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay Qaarx Ismiidaamin ah oo caawa lagu  bartilmaamadsaday  shacab Soomaaliyeed ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska  Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.