RW Rooble oo Amar dul-dhigay Golihiisa Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka ku Amrey ineysan heshiis geli karin ayna bedeli karin Agaasimeyaasha Wasaaradaha .

Qoraal uu u diray Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  ayuu ugu baaqay in Wasiir kasta uu diyaar ku ahaado goobtiisa Shaqo, isla markaana wax isbedel ah aysan ku sameyn Karin Agaasimaha Wasaaradaha.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka uu Ra’iisul Wasaaraha u diray  Golaha Wasiiirada.