Galmudug oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah

Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Galmudug ayaa Ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo uu horseeday ayaxa ku habsaday Deegaanada Galmudug.

Wasaaradda ayaa ka digtay qatarta ayaxa ee kusii kordhaysa Galmudug, waxayna dalbatay Gurmad iyo Garab istaag degdeg ah oo Galmudug hesho si ayaxa loola Dagaalamay.