Mas’uulkii ugu horreeyay oo fuliyay Amarkii Hanti dhowraha Qaranka

Wasiirudowlihii hore ee wasaarada Arrimaha Gudaha Xildhibaan Abdullahi Farah Weheliye oo kamid ahaa dadkii shalay hantidhowrka uu sheegay in ay haystaan gaadiid dowladu lee dahay ayaa si rasmi ah ugu celiyay gaagdiidkii uu hayay Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya sida ku cad warqada hoose.

Waa mas’uulkii ugu horreeyay ee fuliya Amarkii Hanti dhowraha Qaranka, isla markaana si rasmi ah u wareejiyay Gaarigii lagu amray in uu Dowladda u celiyo.