Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan aalada fogaan aragga ee zoomka kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda USAID ee Soomaaliya Mr Patrick Dicksin.
Kulankaan oo ahaa mid muhiim ah waxaa looga hadlay.
Arrimaha Amniga
Isku furida wadooyinka ee u dhaxeeya degmooyinka.
Tababarida & qalabeynta ciidanka booliska.
Tababarida ciidanka daraawiishta.
Dhismaha & tayeeynta hay’adaha Cadaalada.
Fulinta Mashaariic horumarineed
Dhismaha wadooyinka
Dhismaha garoomada diyaaradaha
Horumarinta deegaanada xeebaha
Fatahaada.
Dib u habeynta biyo xireenada
Qodista kanaalada
Caro tuurka Wabiga
Gargaarka
Taakuleynta Barakacayaasha
Gaarsiinta IDP-yada adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada.
Gargaarka Arimaha Bulshada iyo ka hortagga fatahaadaha.
Kulanka ayaa kusoo dhamaaday is afgarad.