Dayax Gacmeedkii labaad oo Itoobiya u dirtay Hawada.

Sumada Dayax Gacmeedka ay hadda Dirsatay Ethiopia ayaa Ah (ET-SMART-RSS).

Si lamidda Sanadkii hore ayay Hawada u Direen Ethiopia  ETRSS-1 kaas oo Gaaray Fadhigii ay ugu tala galeen.

Isbuuc ka hor ayay ahayd markii Tv-yada ku yaala Guud Ahaan Ethiopia u wareegeen Satellite-ka NSS kaasoo deris la ah Satellite-ka ETRSS-1 muda kadibna ay u wada guuri doonaan kan Ethiopia.

Wadanka China ayaa ka Caawiyay dhisida iyo Naqshadeeynta Satellite-yadani.