Taageerayaal dhaawacyo culus u geystay Ciyaartooyda Koonfur Galbeed

Qaar kamid ah taageerayaasha Xulka Gobolka Banaadir ayaa dhagxaan ku weeraray Ciyaartooyda Kooxda Kubadda Cagta ee Koonfur Galbeed oo Galabta ay labada Kooxood ku Ciyaareen Garoonka Ing Yariisow ee Magaalada Muqdisho.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Ciyaartooyda la dhaawacay.

Abdikarin Absa – Dhaawac Madaxa.

Mohamed Wadani – Dhaawac Garabka.

Mahamuudey ibrahim – Dhaawac isha

Xabiib Ibraahim – Dhaawac Gacanta

Dhaawacyada ayaa loo adeegsaday dhagxasn