Mahdi Guuleed iyo Sheekh Shariif oo Caawa ku kulmay Garoowe

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahad Maxamed Guuleed iyo Madaxweynihii hore  ee Soomaaliya  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Caawa ku kulmay Magaalada Garoowe, iyaga oo ka wada hadlay Arriko dhowr ah

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaaroye Qoor Qoor ayey u muuqatay in uu fududeeyay kulanka Sheekh Shariif iyo Mahdi Guuleed.

Raisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kamid ah xubnaha u dhaw Madaxweyne Farmaajo oo inta badan si adag uga horyimaada aragtida Mucaaradka.