Dowladda Qatar oo Soomaaliya ku caawisay deeq Waxbarasho oo lacag la’aan ah

Dowladda Qatar ayaa waxa ay bixineeysaa deeq Waxbarasho oo lacag la’aan ah, taas oo ay ka faa’iideysan karo qof walba oo Soomaali ah oo doonaya inay uu wax ku soo barto dalka dibaddiisa.

Deeqdaan ayaa waxa sigaar ah u bixinaya Jaamacadda Hammad Bin Khalifa University, iyada oo Waqtiga is qorista ee laga faa’iideysanayo uu ku egyahay 1/2/2021.

Halkan Ka Akhriso Deeqda Waxbarashada ay bixineeysa dowladda Qatar.