Daawo: Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo faah faahiyay sababta uu uga baaqday Shirka Garoowe

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo kamid ah Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka baaqday ka qeyb-galka shirka ay isugu tageen Mucaarad & Muxaafad ee ka socda Magaalad Garoowe.

cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha keenay in uu ka baaqdo shirkaas.

Halkaan Ka Daawada sababta uu uga baaqday Shirka Magalada Garoowe