DEG DEG:- Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Qaraxa  ismiidaaminta ah ayaa ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, waxaana lala beegsaday injineerada dhisayay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye iyo ciidamada sida gaar ah u tababaran ee Haramacad oo ilaala ka hayay halkaas,

Wararka ayaa waxaa ay sheegayan in uu jiro khasaar dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxaas oo gaaray injineerada Turkiga & ciidaamda haramcad ee ilaalinayay.

Dhismaha wadadaas ayaa maraya deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, iyadoo dhowr jeer oo hore la qarxiyay shaqaalaha dhisaya wadada iyo ciidamada ilaalada u ah.

Wararka kusoo kordha kala socda www.awdinle.com