Muwaadiin Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaalada Geneva.

Wiilka la dilay ayaa waxa uu ahaa 22-jir , waxaana dalkiisa loo adeegsaday Mindi, sida ay Warbaahinta u sheegeen goobjoogayaal.

Shaqsiga wax dilay ayaa isna ah Soomaali 32 jir ahaa, waxaana la sheegay in uu muran xoogan soo kala dhexgalay labadooda.

Mashaqadan xalay ka dhacday Geneva ayaa la xiriirto arimo qoys, iyada oo Ciidanka Amaanka ee Magaalada Geneva ay gacanta ku dhigeen qofkii dilka geystay.