Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa si aan ka fiirsi laheyn maanta u magacaabey ilaa 12 Safiir oo uu ku salaayey qaab beeleedka 4.5 ee qabiiladd Soomaaliyeed ay wax ku qeybsadaan.
Madaxweyne Farmaajo ayaad inuu yahay shaqi aan si ka fiirsi u tixgelin sharci dalka u yaale iyo dastuurk heshiiska lagu yahay.
Dalka loo magacaabay maanta in ay danjireyaal u noqdaan Soomaaliya ayaa ah dad wax shaqo ah ku laheyn dhismaha Dowladnimadda curdan ah ee dalka ka socota.