Booliska Beledweyne oo dad Xabsiga dhigay

Ciidamada Amaanka Magaalada Baladweyne ayaa Maanta Xabsiga Dhigay Wariye Cumar Muxuyadiin Cumar oo kamid ah wariyaasha Magaalada baladweyne Warar kala duwan ayaa kasoo baxayo Xariga Wariyaha.

Dhanka kala isla Laamaha Amaanka ayaa Maanta Xiray Amb M A Mohamed oo kamid ah Qurbojoogta Gobolka kasoo jeedo oo dhawaan Soo Gaaray Magaalada Baladweyne mana jirto wax Faafaahin ah oo ay Laamaha Amaanka kasoo Saareen Xarga dadka Saacadahii ugu dambeeyay baladweyne lagu Xiray.

Maalmahii Ugu dambeeyay baladweyne waxaa kajir Muran La xiriiro dhismahii Maamulka Hir-shabeelle oo ay Siweyn dadka Degaanka kaga Soo Horjeedaan.