Madaxweynaha Hir-Shabeelle? Safriika Midowga Yurub oo kulan xasaasi ah yeeshay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xussen ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qaabiley safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez.

Kulanka ayaa intii uu socday waxeey uga wada hadleen Arrimaha Dib u Heshiisiinta, hirgelinta iyo fulinta mashaariic horumarineed oo muhiim ah, iyo dhameystirka goleyaasha deegaanka Degmooyinka Hirshabeelle.

Cali Guudlaawe ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu Muqdisho kula kulmayay Madax kala duwan iyo qaar kamid siyaasiyiinta Mucaaradka