Midowga Musharixiinta oo soo saaray digniin ku socota Madaxda Dowladda

Golaha Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray Shirka hogaamiyaasha Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada ee maalintii labaad ka socda Dhuusamareeb.

Musharaxiinta “Goluhu waxa uu ka digayaa in dalka ay xukumaan shakhsiyaad iyo hey’ado muda xileedkooda dastuuriga uu dhamaaday”