Ciidamo la wareegay guud ahaan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Ciidamadii Ahlusuna ee la Qarameeyay kana mid ah Ciidamada Millateriga Dowladda Qeybta 21aad ayaalLa Wareegay Guud ahaan Gacan ku heynta Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan.

Dad ku sugan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen in ay la wareegeen Ciidamada Guud ahaan Degmada Matabaan Gaar ahaan Goobaha Muhiimk ah oo ay la mid yihiin Baraha Kontorool Ee lagasoo galo Degmada, Saldhiga Booliska iyo Xarunta Degmada.

la Wareegitaanka Ciidamadan Horay Uuga Tirsanaa Ahlusana Ee Degmada Matabaan Ayla Wareegen Subaxnimadii Saaka Ayaa Ka Dambeesay Sida Xogta Aanku Helnay kadib Markii Saraakiisha Ciidamadan Ay Muujinayeen Cabasho Ka Dhan Shaqadooda islamarkaana Ay isku Dhaceen Madaxweynaha Galmudug.