Midowga Musharixiinta oo walwal iyo walaac muujiyay

Golaha Midowga Musharixiinta oo uu ka mid yahay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa taageeray soo jeedinta dowlad goboleedka Puntland, Jubbaland iyo guddoomiyaha Aqalka Sare ee ah in shirka hirgelinta heshiiskii doorashooyinka ee 17 September lagu qabto Muqdisho si loo balaariyo kasoo qeyb galayaasha, beesha caalamkana ay goobjoog ka ahaato.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Midowga Musharixiinta.