Jabriil Cabdulle “Waxaan ku baaqayaa daganaan iyo Xasilooni Siyaasadeed”

Muqdisho, 19 Feb 2021

Waxa aad uga xumahay iska horimaadkii hubaysnaa ee xalay iyo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka dhalatay qasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burur hanti.

Akhriso War-saxaafadeedka.