Dowladda Soomaaliya oo Amartay in la xiro Goobaha Waxbarashada

Dowladda Soomaaliya oo fasaxday dugsiyada iyo jaamacadaha, Koofid-19 dartiis, muddo laba todobaad ah.

Qoraal kasoo baxay  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayuu kasoo baxay Go’aankaan, kaas oo lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19.