Dowladda Soomaaliya oo ka laabatay Go’aan kasoo baxay

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay in war-saxaafadeedka hoose ay ku cadeyneyso in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda.