Akhriso:- Warmurtiyeedka Shirkii RW Rooble & Midowga Musharixiinta

Kaddib Wadahadal qaatay Saacado waxa ay midowga Musharixiinta Ra’isalwasaaraha xilgaarsiintu Mohamed Hussein Roble isla garteen

1: Dib u dhigidda Bannaanbaxa midowga Musharixiinta ku baaqay in uu qabanayo 26-February-2021

2: In guddi ka kooban Xukuumadda iyo midowga Musharixiinta loo saaro baaritaanka dhibaatadii dhacday 19-February-2021

3- In midowga Musharixiinta korjoogto ka noqdo kulamada la xiriira doorashooyinka.

Waxaa dib loo dhigay Wadaxaajoodka la xiriira Guddiga doorashooyinka dadban.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka ay labada dhimac sida wadajirka ah u soo saareen.