Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas Cusub oo Cironavirus ah

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 138 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,178

o Laga Helay: 138

o Banadir: 117

o Somaliland: 10

o Koonfurgalbeed: 6

o Hirshabelle: 3

o Galmudug: 2

o Lab: 89

o Dhedig: 49

o Dhimasho: 5

o Bogsashada: 1