Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo xilka qaadis & Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Hirshabeelle    Cali Gudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa Waxa uuna Xilkaas u Magacaabay Mudane Axmed Cusmaan Cabdulle ( Axmed Inji).

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxweynaha Hir-Shabeelle.