Guddiga dowladda Soomaaliya ku matalaya dacdda Badda oo ka dhoofay dalka

Gudigii Dowladda Federalka Somaliya u xilsaartay dacwada Kiiska Badda Ayaa saaka ka dhoofey Magaaladda Muqdisho

Gudigaan oo u hogaaminayo Ra”iisal wasaare ku xigeenka dalka Ayaa ku wajahan dalka Holland gaar ahaan Magaalada The Hague halkaas Oo 7 maalin kadib ay ka bilaamaneyso dooda Badda Somalia ee Kenya sheeganeyso

Ra’iisul wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shacabka Somaliyed ka codsaday inay ducada badiyaan oo Go’aanka la qaadan doono uu noqon doono mid Xaqooda ay kusoo ceshtaan.