Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa Maanta Magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Wasiirada la Magacaabay ayaa kala ah

1. Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.

2. Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.

3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.