Madaxweyne Hore Cali Mahdi oo geeriyooday

Sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa Waxaa goor dhaw cisbitaal ku yaal Nairobiku geeriyooday Alaha u naxaristee madaxweynihi Hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed .

Maalmihii la soo dhaafay ayuu Cali Mahdi ku xanuunsanaa hallaas, iyada oo aan weli sirasmi ahoo shaacin xanuunka haayay

Mas’uuliyiin dowladood, qaar kamid ah Xubnaha mucaaradka, Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida madaxweynihi Hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.