Haweeneey Soomaali ah oo Cunug ay dhashay xoog looga qaatay Mareykanka

Hooyo Xamdi maxamed Axmed oo kamida dadka soomaliyed ee ku nool dalka mareykanka ayeey ciidamada booliska Mareykanka ka qaaten Caruur ay dhashay.

Tallaabadaa  ayaa waxaa ay timid  kadib markii ciidamada booliska mareykanka dad soomali ah u gudbiyeen xog ah in ay Xamdi Dhimirka ka xanuunsaneyso

Muuqal laga duubay xamdi marka ay ciidamadu ka qaadanayan caruurka ayeey ku sheegtay in dad qaarabo ay yihiin oo ay isdagaleen falkan ay ka dambeeyan.