Turkiga oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

Dawlada Turkiga ee ayaa dowladda Somaaliya soo gaarsiisay shalay deeq baabuurta Gaashaaman ee Dagaalka caalamkune kaqayliyey ee lagu farsameeyo Turkiga.

Gawaaridaan gaashaaman wexeey daba joogeen Ciidamadii Gorgor ee todobaadkaan gudahiis laba jeer kasoo degay Muqdisho.

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladaha taageerada siiya Soomaaliya, waxaana ay tababartay Ciidmadii ugu badnaa oo ay leedahay Soomaaliya.