Dowladda oo shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,349.
o Laga Helay: 126
o Somaliland: 65
o Banadir: 47
o Hirshabelle: 8
o Jubaland: 4
o Galmudug: 2
o Lab: 82
o Dhedig: 44
o Dhimasho:11(Banadir:9,Hirshabelle:1, Koonfurgalbeed:1)
o Bogsashada: 29
Tirada Guud ee Laga Helay: 8,946
Bogsashada Guud: 4,108
Dhimashada Guud: 349