Shir u furmay Midowga Musharixiinta, Deni & Axmed Madoobe

Waxaa goor dhow xeyndaabka Xalane ee Muqdisho shir uga furmay Midowga Musharixiinta oo uu ka mid yahay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo madaweyneyaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland H.E Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam.

Shirkan ayaa looga hadlayaa arimaha doorashooyinka ee weli cakiran iyo xal u helida jahawareerka siyaasaddeed ee uu dalku geliyay madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday ee Farmaajo.