Ciidanka DANAB oo gubay Gaari qarax siday

Ciidanka Cumaandooska Danab oo Gaari Qarax ah ku Gubey Degmada Tooratoorow ee Gobolka Sh/hoose

Ciidanka Kumaandooka Danab oo Saaka Aroortii Howlgal Qorshaysan ka fuliyay Degmada Tooratoorow ee Gobolka Shabelada Hoose ayaa Fashiliyey Gaari qarax ah oo noociisu yahay Saaruf.

Ciidanka Danab oo sii Hayey Xogta Gaariga qarax ah inuu ku diyaarsan halkaas ayaa Qarxiyay gaarigaas waxaana ku dhintay 1ruux oo Al-Shabaab ah oo wadey gaarigaas.