Diyaarad sida tallaalka COVID-19 oo timid Muqdisho

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Mavaalada Muqdisho waxaa goordhow soo caga dhigatau Diyaarad sida Talaalka Cudurka Safmareenka ah ee Covid-19.

Diyaarada ayaa tallaalka ka keentay Magaalada Nairobi ee dalka kenya oo maalmihii la soo dhaafay uu yaalay, kadib markii dhowr dal oo kamid ah Afrika la geeyay tallaalka.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa Garoonka diyaaradaha kula wareegay talaalka, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda guud ahaan dalla laha bilaabo tallaalida Cudurka COVID-19.