Sakiya Xuseen: La guursiga hablaha guurka ayuu dhan dhan u yeelaa”

Waxaa baraha bulshada hadal heyn ka dhaliyay hadal kasoo baxay taliye ku xigeenka booliska Soomaaliya Sakiya Xuseen oo taageertay in ragga ay guursadaan xaasas badan.

Waxay sheegtay in ‘La guursiga hablaha badan uu dhan dhan u yeelo guurka”

Waxay Facebook kusoo qortay in qoraalkan ay uga dan laheyd in dhalinyarada ay kaga mashquuliso arrimaha siyaasadda dalka.