DAAWO:- Musharax Jibriil Ibraahim oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Rooble

Musharax Madaxweyne Jabriil ibraahim Cabdulle iyo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Muqdisho kulan ku yeeshay.

Musharaxa ayaa faah faahiyay waxyaabaha uu kala hadlay RW Rooble.

Halkan ka Daawada Muuqaalka Musharax Jibriil