Akhriso:- Warmurtiyeed kasoo baxay Isbaheysiga ka dhanka ah Farmaajo

Hoteel ku yaalla nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxa haatan looga dhawaaqay madal siyaasadeed oo ay ku midaysan yihiin isbaheysi ka kooban Puntland, Jubaland, midowga murashixiinta mucaaradsan Villa Somalia iyo sidoo kale qaar kamid ah siyaasiyiinta waqooyi ee ku sugan Muqdisho.

Isbaheysigan cusub oo la baxay Madasha Badbaado Qaran, waxa ku midaysan siyaasiyiin mucaarad ah oo miisaan culus, kuwaas oo ay ku jiraan Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka