Tirada dadka ugu dhintay Soomaaliya COVID-19 oo korortay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,294

o Laga Helay: 163
o Somaliland: 66
o Banadir: 53
o Puntland: 15
o Jubaland: 13
o Hirshabelle: 9
o Galmudug: 7

o Lab: 96
o Dhedig: 67