Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay

Waxaa Hotelka Decale ee Magaalada Muqdisho ka furmay Wajigii labaad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir, waxaana shirkq uu u socdaa guddigii horay loo magacaabay, kuwaasi oo  kala matalaya Maamul Goboledka dalka iyo Dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana horay u magacabaay Ra’iisul Wasaare maxamed Xusueen Rooble.

Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay uga dhacay Baydhabo,  iyadoona Shirkaasi lagu gaaray go’aamo Masiiri ah.

Shirkan ayaa wuxuu hordhac u yahay Shirka Madaxda Federaalka, Madaxda Dowlad Goboleedyadda iyo Gobalka Banaadir oo la filayo in dhawaan uu Muqdisho ka furmo.