Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo shir deg deg ah qabanaya

Wasiirka warfaafinta XFS Cismaan Dube ayaa galabta shirjaraaid ku qabanaya xarunta wasaarada warfaafinta Somaliya.

Wasiir Dube lama oga shirkiisa jaraaid, waxa uu kaga hadli doono, balse sida la ogyahay wadanka ayaa xaalad kala guur ah ku jira.

Wariyeyaasha ka howlgalla Magaalada Muqdisho ayaa u diyaar garoobaya ka qeyb galka Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya.