Deni & Axmed Madoobe oo tagaya Afisiyooni iyo sabab keentay oo la ogaaday

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in hoolka Afisyooni, ay tagi doonaan Madaxda Puntlaand iyo Jubbaland iyaga oo la kulmaya Madaxweyne Farmaajo kadib markii ay diideen ka qeyb galka shirka.
Ambasador Yamamoto, ayaa ku guuleestay in dhinacyadu is arkaan maanta Waxaana lagu wadaa in hordhaca madaxda Puntlaand iyo Jubbaland ilaaladooda ay tagan hoolka Shirka uu ka socdo.
Amisom, ayaa lagu wadaa in dib ay ula wareegto hoolka Afisyooni oo ay ciidamada Koofiya gaduudda ay gacanta ugu hayeen ilaa iyo habeen hore.