Qodobadii ay ku heshiiyeen Guddiyadii ku shiray Baydhabo oo la soo bandhigay

Waxaa goordhow la soo bandhigay War murtiyeedkii Guddiga Farsamada ee Baydhabo ku shiray 15-16 Febraayo iyo wixii ay isku soo raaceen afartii qodob ee lagu muransanaa.