Madaxda dowlad Goboleedyada oo ka baxay Shirka ka socda Afisoyooni

Update: Waxaa hoolka Afisyooni, goor dhaweed ka baxay madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed iyaga oo ku sii jeeda Airport Hotel oo ay deganyihiin Madaxweyne Dani iyo Axmed Madoobe.

Galabta ayaa lagu wadaa in shir uu ku dhaxmari 5ta Madaxweyne Maamul Goboleed kaasi oo ay door weyn ka ciyaareen Beesha caalamka.

Teendhada Afisyooni, Waxaa ku haray oo jooga hadda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.