Xildhibaano laga mamnuucay ka qeyb galka Kulamada Golaha Shacabka

Waa Sawirada iyo Magacyada Xildhibaanada Laga joojiyay Xarunta Golaha Shacabka kulanka Maalinta Isniinta., waxaana la sheegay in Farmaajo uu bixiysy amarka  sida ay iyagu sheegeen.

Xildhibaanada liiskooda la helay ee Kulamada Golaha Shacabka laga mamnuucay ayaa waxaa ay kala yihiin

1- Xil. Mahad Salad
2- Xil. Xasan Firinbi
3- Xil. Sacdiya
4- Xil. Abdullahi Nur
5- Xil. Mustaf dhuxulow
6- Xil. Xuseen iidow
7- Xil. Abdirizak Maxamed
8- Xildhibaan Caananuug
9- Xil. Beenebeene
Iyo Sadax kale.

Wararka la helay ayaa sheegaya in Sawiradooda iyo magacyadooda  lagu dhajiyay albaabka hore ee Xarunta Golaha Shacabka si aysan u soo gelin.