Dadka u dhintay Cudurka COVID-19 Soomaaliya oo kordhay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay tiradii ugu dambeysay ee uu haleelay cudurka Karoonaha oo Soomaaliya oo kasii baahaya.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1031

o Laga Helay: 125

o Somaliland: 62

o Puntland: 32

o Banadir: 20

o Jubbaland: 9

o Galmudug: 2

o Lab: 71

o Dhedig: 54

o Dhimasho: 11 (Somliland:9, Puntland:2)

o Bogsashada: 50

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,908

Bogsashada Guud: 5,017

Dhimashada Guud: 568