Tirada dadka uu soo ridayo Cudurka Karoonaha oo sii korotay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,538

o Laga Helay: 135
o Somaliland: 67
o Puntland: 43
o Hirshabelle: 10
o Banadir: 10
o Jubbaland: 3
o Galmudug: 2

o Lab: 87
o Dhedig: 48

o Dhimasho: 13 (Somliland:10, Jubbaland:2, Banadir:1)
o Bogsashada: 93

Tirada Guud ee Laga Helay: 12,406
Bogsashada Guud: 5,222
Dhimashada Guud: 618