Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid Go’aankii Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sharci darro ku tilmaamay qaraarkii muddo kordhinta ahaa ee Golaha Shacabka, waxaana uu ku baaqay in lagu soo noqdo xeyndaabka sharciga ee dalka u yaalla iyo heshiiskii 17 September 2020.

Hoos Ka Akhriso qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare.